Welcome To Quljeednet.com  Awdal                                                                                                                                                                                               

 

10-08-2010

 

Ramadaan Kariim

 

OGAYSIIS Iyo Codsi Ku Socda Akhristayaasha

Iyo Qorayaasha 

Quleednet Read More

Hooyada Asuubta Fanka Somaliyeed Hibo Nuura

Abwaan Budin

 

 

 Petition to Stop Bloodshed SSCSo

Quljeednet Brings to you the message you need to hear>>>>>>>>>>>

 

11-05-2010

Press Release: Families of the Victims of 7/11 have spoken loud and clear.

Rays Hotel 

 

 

 

Home  Contact Us  About US  "SomalidMusic" (Dadnimo Waa Dowladnimo Maryan)

04-09-2010

Siilaanyo Ma IsagaaLibaaxa:By Osman Omar Dool

Waxaa reeban in loo dul qaato wax Allele iyo wixii wax u dhimaya qaranimada
Somaliland, iskana hor keenaya dadka reer Somaliland ee ku dhex nool jasiirada  dagaaladu ka dhex holcayaan inta badan nolashoodu ku bineysan tahey Qabyaalada fadhiidka ah ee qeyrkood ka reebtay
Mudane/Marwo akhirstow waxaa maalin dhaweyd xilka ugu sareeya ee Jamhuriyada S.land loo doortey,  Read More

 

 

 

04-09-2010

Caloosheena Iyo Xadiithkii Saddex Meelooka: By Essa Mahamuud

 Allaah ayaa mahad iyo amaan mudan oo iska leh, waan u mahad celinaynaa waan kaashanaynaa dembidhaaf ayaan waydiisanaynaa, waxaan Allaah ka magan gelaynaa shararka nafahayaga, iyo acmaashayada kuwooda xun, kii Allaah hadeeyo cid lumin kartaa ma jirto, kii Allaah luminayona cid hadayn kartaa ma jirto, waxaan qirayaa inaanu jirin Ilaah.Read More

 

 

 

04-09-2010

Daluuntiyo Qabrid Ergo Ma'udiranaa:Qaybtii,2aad:  By Suxufi Abroone

 1938kii waxaa na soo food saaray waji dagaal kolkuu talyaaniga qabsaday ethiopia wuxuu daadin jiray trak cabsi dagaal baana dadkii wada gashay dadka madaxdoodii way wada Baxeen Shaqadiina way joogsatay. sidaad ogtihiin talyaaniga iyo jermalka way is bahaysteen wuuna u hanjabay faransiiska waxay arrini sidaa ahaataba waxaa na soo galay dagaalkii. 1939kii Colkii talyaaniga jabuuti ayuu dagaal ku soo qaaday wuxuuna soo galay dalka isagoo dayaarada wata kolkaa magaaladiina waa laga qaxay meelwalibana way xidhantay Read More.

 

 

 

03-09-2010

Makaahiilka Uun In  La Xidhxidhayo Ayay Umuuqataa Oo Sifo Qabiil Lanoo Adeegsanayo: Cabdi  Suldaan Kaadiye, Khasnajiga Gobolka Awdal Oo Ka Hadlaya Arimaha Gobolka Awdal Ka Taagan, Kalkan Ka Daawo

 

 

 

02-09-2010

Ragii Horaad Tahay Oo Waan Ku Xidhaynaa, Gudoomiyihii Komishanka Ee Boorama Oo La Xidhay.

(Quljeednet.com) Warkan oo aan kasoo xiganay Lughayanews ayaa ah mid si qayaxan daboolka uga qaadaya dhaqanda foosha xun ee maamulka gobolka Awdall ee xisbiga kulmiye ku soo kordhiyay shacabka reer Awdal. Waana war murugo iyo layaab xambaarsan inkasta oo sida ay noo sheegeen tifatirayaasha Lughjahaynews lagu cabsi galiyay in hadii ay warka usoo gudbiyaan sidii uu udhacay iyaga laftooda jeelka loo taxaabi doono. Taasina ay ku qasabtay in ay warka iyo wixii gudoomiyhu usheegba si dulmara usoo gudbiyeen hadab Quljeednet oo ku tala jirta in ay hesho warka oo tifaqya tiran ayaa haatan inii soo gudbinaysa warkiii Luhayanews soo gudbisay:Read More

 

 

 

02-09-2010

Gudoomiyaha Awdal Wuxu U Baahanyahay Talo Daacada Ee Uma Baahna In Jar,laga Tuuro.By Sigad

Marka hore waxan salaamaya umada gobolka Awdal waxanan leehay ramadaan kariin ilaahayna ha inoo fududeeyo inta ka hadhay waajibaadka ilaahay ina saaray ee bisha Ramadaan camalfiicana markasta ha ina waafajiyoHadaan ugudbo qoraalkani nuxurkiisa waxa  muuqataa in gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamed Daahir Cabdalle uu yahay nin daacada laakiin aan hayn:Read More

 

 

 

02-09-2010

Gudoomiye Maxamed DaahirCabdalle Oo Shirjaraa'iid Qabtay Halkan Ka Daawo

 

 

 

02-09-210

Beelwaynta makaahiil ee degta gobolka waxa laga saaray dawlada ilaa shaqaale hoosaad keedii:Suldaan Yuusuf Aw Muuse Gasle

 Arbacadii Shalay oo ahayd 01-09-2010 ayaa waxa warsaxaafadeed soo saaray Yuusif AwMuuse Gasle oo kamida salaadiinta beelaha Makaahii waxana uu warsaxaafadeedkaa kaga hadlay arimo dhawra isaga oo taageerana usoo jeediyay baaqii boqor raabi usoo jeediyay madax dhaqameedka iiyo waxgaradka Somaliland oo uu boqorku kaga dalbaday in ay wada tashi guud ka yeeshaan xaalada cusub ee uu dalku galay. Waxa kale oo Suldaan Gasleh ka hadlay saamiqaybsiga dawlada Siilaanyo iyo xadhiga sharcidarada ah ee baryahan dambe ku soo badanaya gobolka Awda:Read More  

 

 

 

02-09-2010

Baaq Qurrba Joogga Beesha Reer Nuur U Soo Jeedinayaan Madaxweynaha Somaliland.

 

 

Marka hore waxan salaamaynaa Madaxweynaha cusub iyo maamulkiisa, oo aan leenahay Ramadaan Kariim. Intaa kaddib, Waxa halkan baaq ka soo jeedinaya waayeelka Qurba joogga beesha reer Nuur ee Ingiriiska deggen oo ku hadlaya codka beesha reer Nuur. Waxanan si sharaf iyo maamuus leh baaqani ugu socdaa, dawladda cusub ee Ahmed Mahamed Siilaanyo, oo aan mar labaad xasuusinayno in Abdoo Maax ( Abdoo Shoodhe ) uu weli ku xidhan yahay magaalo madaxda gobolka Awdal ee Borame. In xorriyaddiisa loo soo celiyana aan uga fadhino:Read More

 

 

 

02-09-20

Haddh Gebi Hadh Geed Baa Qarshay Qaybtii Sadexaad: By Suxufi Abroone
geed.jpg WAJIGII : 2AAD : Mashruucii Lagu Mooro-Duugay Saldanadii Gadabuursi-Menia Gudoonshuhuna Waa Sir-Arshal 1917-60kii

 

 

 

0109-2010

People of Awdal Are calling for President Siilaanyo to Remove the New Awdal Governor.By Cabdale Farah Sigad

Waar Dadka Buuriga Kala Weeco

 

 

No matter who should replace the current Awdal governor, but enough is enough and Awdal residents will be better off with any one who has some sense of responsibility. Because theexisting Tarrant Awdal Governor is out of control.Read More

 

 

 

 

31-08-2010

Gudoomiyihii Udub Ee Gobolka Awdal Oo Xabsiga Loo Taxaabay

 

Waxa maanta lagu xidhay xabsiga dhexe ee magaalada Borama gudoomiyaha xisbiga udub ee goblka Awdal.Salal Cabdicasiis Raage waxana xadhigiisu dabasocdaa jawaabo uu kabixiyay masuuliyiin hore oo la xidhxidhay.Xadhigan isdaba jooga ah ee masuuliyiin kala duduwan lala beegsanayo ayaa umuuqda mid aan xukumada dhex war u hayn laakiin gudoomiyaha gobolku kaga aar goosanayo dadkii ay siyaasada ku kala duwanayeen wakhtiyadii uu mucaaridka ahaa.Read More

 

 

 

31-08-2010

Somaliland: When Did Civil Servants Become  PoliticalPost:By Yabarag

Somaliland’s new president, Ahmed Mohamed Mohamoud, has made a wholesale change to the country’s civil servants by appointing a whole new set of personnel for every available public post. In his latest cull, all senior civil servants under consecutive governments since the late Abdirahman Tuur and Egal have lost their posts to the surprise and utter dismay of the general public. Only in dictatorship can civil servants lose their posts and change with the regime:Read More

 

 

 

31-08-2010

Gabaygan Waxaa Iska Lahaa allaha U Naxariistee Abwaan Cumar Aw Jamac Oo DHALASHA aHAAN Ka So Jeeda Gobolka Awda Gaar Ahaan Hindhaysa:Waxna Soo Gudbiyay Farxan Aden Warsame

SHEEG HADAAD GARATO?

 

 

 

30-08-2010

Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamed Daahir Cabdalle Hadday Cadaaldii  Kaga  Luntay Mijiliska Maaha In Uu Dadka Reer Awdal Ee Dahabka Ah Carqaladeeyo:By Cabdale Farah Sigad

Xadhiga iyo caga juglaynta umuuqda aarsiga ee uu badhasaabka gobolku kula kacay afhayeenka beesha Jibriil Yoonis Maxamed Cabdi Axmed (Ilkacase)  Iyo waliba  Read more

Daawo Balantii Cadaalada Uu UQaaday Ina Dahir Cabdalle Wakhtigii Xilwareejinta

 

 

 

30-08-2010

Casuumada Reer Ad Siisa Kolay Kolay Cabirkaaga: Abwaan Farxan

Waxaan mansadan jawaab uga dhigayaa saxiibkay gacan oo wali  ila fahmi la halka aan wax uwadno iso isu duubnida tolka waxaanan rajaynayaa inay mansadani dawo unoqoto:Read More

 

 

 

29-08-2010

Badhasaabka Gobokka SalalOo Amray Ciidamada Gobolka Ku Sugani In Ay Fiira Gaara U Yeeshaan  Dadka Soo Geleytiga Ah  Ee Gobolka Kasoo Galaya Dhinaca Gobolka Awdal 

Badhasaabka Gobolka Salal Maxamed Muuse Bucul, ayaa amray saraakhiisha ciidamada ee ka hawlgala gabolka Salal in fiira gaara looyeesho gaadiidka goolka Salal kasoo gala Dhinca gobolka Awdal oo aan faa'iido badan gobolka soo galinin maadaaba dhaqaalaha iyo ganacsiga dadka dega gobolka Salal ay ku xidhanyihiin dhinaca Djibouti balse ay gawaadhidaasi ka imanaynsa dhinaca Awdal soo galiyaan gobolka dad aan lagaranayn meesha ay u socodaan oo soo buuxdhaafyay magaalooyinka gobolka Salal:Read  More

 

 

 

28-08-2010

Should Somaliland allow the formation of a unionist party?By Bashir Goth

Ludicrous idea, isn’t it? How can I suggest such a treacherous idea when I am known as an unflinching advocate for Somaliland’s independence and sovereignty? How could I dare even to utter the ugly U-word which I have denigrated so forcefully and irrevocably in many of my writings?  I can see jaws dropping with bewilderment,Read More

 

 

 

28-08-2010

Siilaanyo waxa uu cadeeyay in uu dalka nabadgalyadiisa iyo midnimadiisa daacad u yahay

 

Madaxweynaha Somaliland Alxaaji Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu umada Somaliland u cadeeyay in ay ahamiyadiisa koobaad tahay in uu dalka wax u qabto isaga oo waliba raali galinaya beelaha aan ahayn Isaaqa taasina waxay ku cadahay xilalka uu dhawaanta magacaabay isaga oo beesha uu kasoo jeedo ee Habarjeclo oo ah beel mugweyn ku leh Somaliland siiyay jagooyin aan sidaa manfac badan u lahayn marka laga reebo dhawr hay adood:Read More

 

 

 

27-08-2010

Dulmigoo La Diidaa Waa Dariiq Eebe'E Soo Rogeye'e:By Omar MoHamed

             Muslimiinta habeen iyo dharaar kheyr u wada taagen

             Taraawiixda wada oogeyee digriga wada duddubineysa

              Todaba habeen danbiga iska dulqaadeysa

               Tirokoob dhameyneyninee wada qushuucaaysa

               Danahaa la leeyaheyna taheyduco la duuduubto:Read More

 

 

 

26-08-2010

Hoggaanka Cusub ee Siyaasada Gobolka Awdal waa in la tageero:  By Rashiid Aw Cabdi

Waxaan la wada soconnaa isbaddelka siyasadeed ee ka dhacay  Somaliland. Xisbiga Udub taladuu ka tegay, maamulkiina waxaa la wareegay Kulmiye. Waa hab dimoqraadiyad ah oo caalamka laga yaqaan, dadkaa midabka aynu wadaagnana ku yar. Mar kasta oo Xisbi cusubi talada la wareego waxaa la fishaa wejiyo cusub oo siyaasiyiin ahRead More

 

 

 

24-08-2010

Qanac : Waa Maanso gaaban Oo Uu Curiyay Cabdale Sigad

 

Awdaleey Qaloociyo

Qalad iyo xumaan

Qoomamo iyo ciil

Qaxar aan dhamaaniyo

 Quudhsi sooryo kuu noqoy: Read More

  

 

 

 

23-08-2010

Weerar  Gaadmo Ah Oo Shalay Lagu Dilay Hal Qof Deegaanka Boodhka Ee Ceelbardaale. Haatufnews.

Alle Ha u naxariistee Cabdi Aadan Cashuur (Carabloo) ayaa shalay Galab abaaro afartii iyo dheeraad lagu dilay weerar gaadmo ah oo aan la garanayn cidii ka danbeysay, meesha uu dilkani ka dhacay ayaa ahayd deegaanka boodhka oo ka tirsan deegaanada ceelbardaale ee khilaafka dhulku ka taagnaa.Read more

 

 

 

23-08-2010

Hadh Geed Hadh Gabi Baa Qarshay:By Suxufi Abroone

Waxaan halkaan ka salaamayaa mareegaha dhex-dhexaadka ah iyo kuwa ukala dheereeya hufnaanta iyo dhiiri galinta bulsha-weynta ku dhaqan gobolada( G.A.S.H-LAND) allaah(sw)

 

 

 

22-2010

Ma xisbiga Dahabshiilbaa ku Guulaysatay doorashoyinkii ka dhacay Soomaliland Mise Xisbiga Kulmiye:Qalinkii

 

 

 

22-2010

Gaf Aan La Garawsan:By Rashid Barkhad"

Badhtamihii 90kii ayaan gurigayga usoo galab hoyday. Fadhiga markaan imi ayaan markiiba Tv ga daaray,( Teletexte) ka ayaan indhaha marshay. Markaan marayey wararka dhaqaalaha ayaa qodobka u horeeyay wuxuu ahaa shirkada baabuurta ee Peugeot ayaa 150kun oo gaadhi daafaha dunida kalasoo noqonaysa, kuwaas oo qalab ku xidhan joojiyahu xun yahay halisna ku ah dadka wata.Read More

 

 

 

21-08-2010

Daluuntiyo Qabrida Ergo Ma'udirsanaa :By Suxufi Abroone

Ummaadda Soomaaliyeed oo ah midda ugu xadaarad dheer Geeska Afrika, islamarkaasna lahayd imaarado lahaa xadaarad dheer sida imaaradihii Saylac (Awdal) Iyo Harar (oo ahayd xadaaraddii Islaamku ka faani jirey) ayaa gumaystayaashii reer Yurub bilaabeen in ay kala dhantaalaan quwaddaas xoogga lahayd ee ka jirtey Geeska Afrika. Markii ay gumaystayaashii reer Yurub soo gaareen geeska Afrika (si Afrika loo qaybiyo 1884) ayay Soomaaliya u kala qaybsadeen saddex (Talyaani, Ingiriis iyo Faransiis).Read More

 

 

 

21-08-2010

Sool:  Sida Sanaagba loo wada degen yahay baa Soolna loo wada degen yahay, markaa gobolka Sool, Waraysi Faysal Cali Waraabe Lala Yeeshay 

Quljeednet Comment

Waxa Uurkaagu  Rabo Ayuu Afku Kaa Xadaa

Marka uu Faysal leeyahay waa lawada degaa Sool iyo marka uu SL qaran ku sheegayo markuu qaldanyahay.hadiibase Uu  Faysal ka hadlayo dal xuduud leh waa ayo cida wada degta Sool ,ma laba dawladood ayaa wada dega mise dad shiciba oo goblka u wada dhashay. mise waxa uu  u jeeda dad aan SL ahayn iyo dad SL ah ayaa wada dega. :Read More

 

 

 

21-08-2010

-Waa Maanso Ku Socota Odayaasha Reer Awdal Waxana Curiyay:Abwaan Farxaan Aden Warsame

Tixda Mooraal waa tix uu abwaan Farxaan Aden Warsame kula hadlayo   duqayda gabtay taladoodii iyo inta la iibsaday sidan bayna tixdu u dhacday ee akhris wacan. 

Duqaytida awdaleey,

         walee dulin baad gasheen.

dadkiinaad iibsateen,

           damiirkiyo dhalashadii,

 diinaar baad ku iibsateen,

        bulshadan wada dahabiga ah,

 dadaalkiyo orodka badan,

        idinka sharaf tooda dilay,Read More 

 

 

 

20-08-2010

Qiso Naxdin Iyo Murugo Leh Oo Lasheegay In Ay Ka Dhacday Muqdisho

Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin oo dagaalo xoogan kula jirta dowladda kmg ee Soomaaliya ayaa wadanka Soomaaliya ka bilowday dhaqan cusub oo aan horey looga baran. Xarakada ayaa xubinta carabka ka jartay nin dhalinyaro ah, kaa oo lagu magacaabo Axmed Cali Shuuke, waxaana la-sheegay inuu ahaa mid kamid ah dadka ka xamaasha gudaha suuqa Bakaaraha, hase ahaatee hooyadii oo warbaahinta la-hadleysay ayaa waxay qeexday inay wiilkeedu qafaasheyn Al shabaab,Read More

 

 

 

21-08-2010

Abuu Darr Al-Qafaar: Saxaabigii Soo Islaamiyey Tolkiisa Oo Idil .By Abroone
Togga lagu magacaabo ”WADDAAN” ayeey degganaayeen qabiilka reer Qhifaar. Xoogaaga ay u soo tuuraan socotada qureysh Ee u kala goosha magaalooyinka Shaam iyo Xijaaz ayeey ku noolaayeen.Mararka qaarkood waxaa dhacda inay si awood leh ay Cuntada uga qaataan, waa haddii aynan siinin markaas waxay Doonayeen. Haddaba, Saxaabiga la yiraahdo Jundub Binu Junaada, kunyadiisuna tahay Abuu Dar ayaa wuxuu ka dhashay qabiilkaas aan soo sheegnay:Read More 

 

 

 

20-08-2010

Guleedow Saylacna Ma CeelBardaalay Noqotay:By Farhan Adan Warsame

Waxaan salamayaa dhaman saxafada madaxa banaan oo araahda  bulshada isugu gudbisa iyo tixraaca tariikha lasoo maray hadii aan maqaalkayga usoo laabto waxuu daba socdaa nin isku magacabay guuled dahir soona dhigay maqaal magaciisu ahaa tariikhda dhabta ah ee awdal iyo ahmed guray:Read More 

 

 

 

20-08-2010

 

 

 

18-08-2010

Waa Maxay Dhexdhexaadnimada Diintu? By Essa Mohamuud Aadan

 Allaah ayaa mahad iyo amaan mudan oo iska leh, waan u mahad celinaynaa waan kaashanaynaa dembidhaaf ayaan waydiisanaynaa, waxaan Allaah ka magan gelaynaa shararka nafahayaga, iyo acmaashayada kuwooda xun, kii Allaah hadeeyo cid lumin kartaa ma jirto, kii Allaah luminayona cid hadayn kartaa ma jirto, waxaan qirayaa inaanu jirin Ilaa Xaq lagu caabudaa jiritaamka oo aan Allah ahay: Read More

 

 

 

18-08-2010

Mr. Cukusow Wax La Qariyo Qudhun Baa Ku Jira:By Bashir Good

Waxay warbaahinta Somaliland fidisay digniin uu  Afayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) uu u jeediyey saxaafadda isaga oo uga digay falanqaynta iyo faragalinta wax ka arrimaha Diinta iyo Qabiilooyinka. Ma aha markii ugu horreysay ee Cukuse uu isticmaalo erayga “digniin”.Read More

 

 

 

18-08-2010

Wariye Hashim Sheekh Cumar Good Waa Halyay Reer Awdal/Salal Uga Qiima Badan Saylici Iyo Siilaanyo;By Ahmed Sheekh Mohamed

Marka hore waxaan leeyahay Rabadaan kariim dhamaan muslimiinta kukala nool daafaha dunka markalabaadna waxaan salaamayaa bulshowaynta ku dhaqan Gobolada Awdal iyo Salal iyo dhamaan websiteyada caalamiga ah ee reer Awdal iyo akhrista yaashooda sharafdabadan.Read More

 

 

 

18-08-2010

Saaxiibadii Rasuulka (SCW) By Abroone

 CABDULLAAHI BINU XUDAAFA AL-SAHMIYI

(1)

Saxaabi kasta, taariikh nololeedkiisu wax un buu caan ku ahaa. Matalan, waxaynu wada ognahay in Saciib Binu Caamir Al-Jumaxi (rc) uu caan ku ahaazuhdiga iyo in la naco dhaldhalaalka adduunyada. Haddaba, Cabullahi Binu Xudaafi Al-Sahmi wuxuu isagu caan ku ahaa geesinnimo iyo in aan loo jixin-jixin cadowga Alle. Diinta Islaamka, waxay u suurto gelisay Cabdullahi in uu la kulmo labadii boqor ee jiray wakhtigaas ee kala ahaa Kisraa iyo Qaysar oo kala xukumi jiray Faaris iyo Ruum. Nasiib wanaag, Cabdullahi Binu Xudaafa wuxuu nasiib u yeeshay inuu la kulmo labadaas boqor.Read More

 

 

 

17-08-2010

Bravo Bravo Bravo To President Siilaanyo over Awdal and Salal issues:

At beginning of Siilaany’s Presidency those of us from Awdal/Salal who opposed his presidential candidacy were suspicious  about every move that the president was making but  so far in relation to Awdals/Salal afairs Siilaanyo has chosen super leadership and Statesman’s style rather than adversary’s deeds.The volume of facts is a large factor, compare to the ludicrous  and narrative propaganda messages that some people are spreading against President Siilaanyo in Awdal/Salal, and although Siilaayo has some weakness no one should accuse him ruthless leader who seeks revenge over reconciliation:Read More

 

 

 

15-08-2010

One Clan Domination Is Complete In Somaliland: By Yabarg

Barely a week has gone before the newly formed government of Ahmed Mohamed Mohamoud aka Siilaanyo, which came to office following a massive backing of Somaliland voters (some say massive backing of one clan voters), has taken a slippery road and in the process potentially alienated a large part of Somaliland people.  In his long, rhetorical and vacuous speech following the day after inauguration president Siilaanyo has promised, among other things, that he will serve the whole Somaliland populace equally and fairly regardless of who voted for him, their clan and political:Read More

 

 

 

15-08-2010

Awdaloo raadinaysa Rayaale iyo Saylici oo Dugsiiye dulgeeyay: By Duygsiye

Anigaa dalbadoo isla doontay dhibtee.Ma dabaalan aqaan daadna wayla tagee Anigaa doqonoobay oo daacad mooday Siilaanyo.Ciidankan uu i dulkeenay baa iigasii

darayee.Doorsoomay maalmahan sidii aan dayaysnahee.Dhalintii aan dhalee reer Awdal ahaa ma ii aari karaan. Read More

 

 

 

 

15-08-2010

 Khariirad Sir Ah Oo Laga Dhex Helay Kutubta Yuhuuda: By Abroone       

Wixii la Qoraa Qiima Hadhee Muxuu Hadal Qiimo Leeyahay. Waa Murti aan Duugoobin Taasoo aanu Wada Garan Karayno Qiimaha ay u Leedahay Bulshada Qalin-Maal, illaahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Abwaankaas: Waxaanu Halkaan ku soo Bandhigaynaa Arin Wado u Furayso Ruuxa Jecel Inuu Odoroso Raad-Raaca Taariiqeed ee Loowada Hamuunqabo Ogaanshaheeda, :Read More

 

 

 

15-08-2010

Ogaysiis Kasoo Baxay Jaaliyada Reer Awdal Ee Switzerland

Dhamaan Jaaliyada Gobolada Awdal iyo Salal haday tahay Aqoonyahanada, Indheergaradka, Dhaliyarada, Haweenka iyo dhamaanba cidii danaynaysa Mashruuca Horumarinta Wadoonka Gobolada Awdal iyo Salal oo in Mudo ahba ay ku hawlanaayeen Ururka wadaniga ah ee ASARDA. Dhamaan Jaaliyada qaybaheeda kala duwan waxa la ogaysiinayaa lagana codsanayaa in ay kasoo qaybgalaan Shirwaynaha dhici doona 18 September 2010 Saacada 10:00 Am (Subaxnimo), kana dhici doona magaalada Madaxda Wadanka Switzerland ee Bern.Read More

 

 

 

14-08-2010

       

Haashim Good Oo Lasheegay In lagu Xidhay Amar Kasoo Baxay Saylici

Wariyaha caanka ah ee Hashim Sh. Cumar Good oo ah wariye ka hawlgala gobolka Awdal isla markaana u warama laamaha saxaafadokala duwan ee iskugu jira Tv iyo shabakadaha internetka intaba ayaa sida uu khadka telefoon ugu waramay shabakada saylac.com  saacado ka hor sheegay in  lagu xidhay jeelka Borama.Read More

 

 

 

13-08-2010

Doodaada Kadhiibo Dib Umagacaabida Gudoomiyaha Gobolka Salal Mudane Maxamed Muuse Bucul (Buuni)

Waxan wada ognahay in dib loogu magacaabay gudoomiyihii hore ee gobolka Salal in uu gobolkaa marlabaad gudoomiye u noqdo. Mudane bucul waxa uu ahaa masuul ka tirsanaa xisbiga Udub waxana horay umagacaabay madaxweynihii hore ee Somaliland mudane Daahir Rayaale: Read More 

 

 

 

12-08-2010

HambalyoKu Socota Gudoomiyaha Gobolka Salal Ee Dib Loo Magacaabay Mudane Maxamed Muuse Bucul. (Buuni) Iyo madaxweynaha Somaliland Muadane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

       Hambalyo

Angoo ah qurbajooga Gobolka Awdal ee UK waxan hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karayn u diraynaa gudoomiyaha goboka Salal mudane Maxamed Muuse Bucul waxanan ilahay uga rajaynaynaa in uu masuuliyada la saaray u dhibyareeyo.Read More

 

 

 

 

12-08-2010

Gudoomiyihii Gobolka Salal Oo Dib Loogu Mgacaabay In Uu Noqdo Gudoomiyaha Ramsiga Ah Ee Gobolka Salal

Siilaanyo ayaa  Gudoomiyihii gobolka Salal marlabaad u magacaabay in uu  noqdo gudoomiyaha ramsiga ah ee gobolka Salal. Madaxwaynaha oo gudoomiyayaal u magacaabay gobola dhawra ayaa waxa uu u daayey godoomiya nimada gobolka salal gudoomiyaha siijoogay Mudane Maxamed Muuse Bucul:(Buuni)Read More

 

 

 

12-08-2010

Somali Waxaa Si Fiican Ugu Sifoobay Hadalka Allaah Subxana WaTacaalaa Ee Ah In Aanu Allaah Qoomna Ka Bedelin Waxay Ku Sugan Yihiin, Ilaa Ay Iyagu Ka Bedelaan Nafahooda Waxa Ay Ku Sugan Yihiin.By Sheek            Essa Mohamoud Aadam

 Sidaan cinwaanka ku xusay waxa Soomaali dhab ahaantii si fiican ugu sifoobay hadalka Allaah tacaalaa ee ah{Allaah kama bedelo qoomna waxay ay ku sugan yihiin, ilaa ay iyagu ka bedelaan nafahooda waxay ku sugan yihiin},hadaba intaynaan u gelin sida ay ayaadan kariimka ahi ugu sifowday xaalada ay maanta ummada Soomaaliyeed ku sugan tahay iyo wixii la xidhiidha, anoo jecel in aan qoraalkan ku soo qaado tusaalayaal dhowr ah oo Soomaalida laXidhiidha:Read More

 

 

 

11-08-2010

Hooyo Macaan, Waa Hees Cusub Oo Uu Sameeyay Guled Dayax Isagaana Inoogu Luuqaynaya Ee Dhagaysi Wacan 

 

 

 

11-08-2010

In the past, whenever the SSC traditional leaders, community elders, politicians, religious scholars, intellectuals, and SSC general public call upon their counterparts in the secessionist camp to stop their aggression and withdraw the tribal milita, their sarcastic and resounding response remained "No" and that the matter does not concern them as it is the responsibility of the secessionist administration. Read More

 

 

 

 

 

 

Ramadaan kariim – Cuntadaaduna waa: Dawadaada:By Essa Mohamoud Aadam

Ramadaan kariim 

 Allaah ayaa mahad iyo amaanba mudan oo iska leh Rabiga Caalamiinka amaan iyo nabadi ha u sugnaato kii aanu jirin Nebi ka dambeeyaa iyo Ahalkiisii iyo Asxaabtiisii iyo Taabiciintoodii iyo Atbaacdoodii iyo mid kasta oo wanaag ku raacay kuna hadaysmay Hanuunkiisii ilaa iyo Maalinta QiyaamahaIntaas ka dib:Read More

 

 

 

10-08-2010

HambalyoMeher:Boqorka:maxamed Barkhad cabdi iyo Boqorada:Ayan abdiqadir  Adan oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Rays ee Magaalada Borama 30/july/2010.Read More

 

 

 

 

10-08-2010

                                            Ramadaan Kariim

OGAYSIISIyo Codsi Ku Socda Akhristayaasha Iyo Qorayaasha Quleednet Ee Ka qaybqaata Faalooyinka Iyo Baraarujinta Bulshada.

 

Bismilaahi Raxmaani Raxiim Asalaamu Calaykum Waraxma Tulaahi Wabara Kaatuhu

                             

Walaayaal Waxan Idin OgaysiinanaaIn Inta Aan Ku Jirno Bishan Barakahysan Ee Ramadaanka Aan Joojin Doono Faalooyinka Lagu Soo Daabaco Quljeednet.com. Markaa Waxan Idinka Codsanaynaa Cidii Haysa Qoraalo Diinaya In Ay Noo Soo Gudbiyaan Macaamiishayada Kalana Waxan Leenahay Allah Ka Cabsiga Inaan Badino Oo Aan Kafaa'iidaysano Bishan Barakaysan Ayaa Inagu Waajuba Ilahayna Ha Ina Garansiiyo Wanaaga Amiin Amiin Amiin. 

 

 

 

10-08-2010

War saxaafadeed Lr.12: Agoomihii iyo Dhibanayaashii 7/11 Waxay Weli Dhowrayaan Cadaalada.

11kii Juulaay 2009, waxay aheyd maalin madow oo muraga badan. Waa maalintii dhagarta la galay dhiigna qulqulay la iskuna dayey in la burburiyo nabada Soomaalilaand ku caano maashay ee ay weliba ku faanto. Waa maalintii lagu xasuuqay jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo Boorama afar ka tirsan haldoorka reer Awdal oo safar ah iyakoo aan wax dambi ah galabsanin. Waxa loo xasuuqay oo loo dilay si bani’aadamanimada ka baxsan iyadoo xubnahoodiina la jarjaray sababna looga dhigay iney ka soo jeedaan reer Awdal. Waabe yaabe ma dambibaa inaad ka soo jeedo gobol gobolada dalka ka tirsan! Waxa dilkaasi naxdinta leh geystay maleeshiyo beeleed ka soo jeeda aaga Gabiley.  Dhacdadani waa arrin ugub ku ah dhaqanka Soomaaliyeed, xadgudbna ku ah anshaxa suuban ee diinteena islaamka. Read More

 

 

 

10-08-2010

Toloow Borama Ma Maqas Baa Laga Wayey Maxaa Ninkan Bilaawaha Ku Kalifay.

Waa Sawirka TodobaadkaDegdegu Dhibtan Buu Leeyahay,Faalo Uma Baahna

 

 

 

09-08-2010

Findhicilku Maxaraanbaa Mise Waa, Mise Waa Xalaal?. By Barkhadleh Waraabe Cade

Waxaan salaamay war baahinta, akhristayaasha qaaya le

Waxaan aad uga dheregsanahay falalkan ka dhacayaa dhulkii ee ay keentay isbedelada been abuurka ee ku dhisan ee dadka qar sameynayaan sayrmaxaytadda.Waxan ka wadda dheregsanahay baahiddii loo qabay in beelaha reer waqooyi is dhexmaraan,wada noolaadaan seesaanna nidaam ku meel gaar ahna la sameysto, taas oo beel ka mid ahi beelahii u turjuntay:Read More

 

 

 

09-08-2010

Goldalooloyinka Xukuumadda Cusub ee Somalilan:By C/laahi Miicaad Hoorri

Laba iyo toban cisho ayaa laga joogaa markuu talada la wareegay madaxweynaha cusub ee shacbigu soo doortey. Iyada oo la ogyahay in mudadaasi ay tahay mudo aad u kooban, ayaa hadana, markaan ku eegno indho ka caafimaad qaba caadifad iyo qabyaalad, talaabooyinka tirsan ee illaa hadda ay ku dhaqaaqdey xukuumada curdinka ah, waxaa kuu soo baxaya arimo saan-saan u ah dhibaatooyin ugub ah, oo hadii maanta wax laga qaban waayo horseedi kara cawaaqib xumo qaranka la soo darista. Soomaalidu waxay tidhaahdaa (alafkii kaa xumaadaa Al-Baqra ayuu kugu dhibaa. Waxa kale oo ay tidhaahdaa nimaan run kuu sheegin run kuuguma ooyo.Read More

 

 

 

07-08-210

Sixitaan Waxa Hargeysa Lagu Xidhay Fanaanada caanka.ah Ee Ubax Fahmo.

War maanta naga soo gaadhay magaalada Hargeysa ayaa lagu sheegay in fanaanada weyn ee Ubax Fahmo lagu xidhay,saldhiga dhexe ee Policeka ee magaalada Hargeysa,  fanaanada ayaa waxay xidhnayd sida wararku sheegayaan  hal maalin.Xadhigeeduna waxa uu la xidhiidhaa hees dhawaan ay wada qaadeen fanaanka da,ada yar ee Guled Dayax heestaa uu u sameeyay Guleed Dayax Calanka maamul goboleeda Awdalland ee hada qurbaha sida buuxda loogaga dhawaaqay waxana heesta lagu shaaciyay dhamaan websit yada Awdalland iyo waliba websityada SSC: Read More

 

 

 

07-08-2010

  Hadii Sidan Sidhaanta Lagaran Awdalland Waa Muqadis:By Omar Mohamud 

Mustaqbalka Borama iyo Awdal maanta waxey marayaan marxaladXasaasiya una baahan in dhamaan Dadka Awdal si buuxdo, wadajira, nabadgalyo ah ku wajahaan ayaaha dadkooda iyo dhulkooda uga fakiraan iyagoo adeegsanaaya dhamaan qeybaha bulshada dhalinyarada, Duqeyda daacada ah,Read More

 

 

 

06-8-2010

HambalyoMudane Cabdilahi Xaaji Muxumed Iyo Marwo Safiya  Yusu Axmed  Oo Uu Meherkodu Ka Dhacy Rays Hotel Borama.

Hambaly Hambalyo Carooska Mudane Cabdilaahi Xaji Saciid Iyo Marwo Safiya Suldan Yuusuf Ahmed Cadan.


 

Dhamaan reer Cumar Maxamud Waaberi (reer Cumar Cade) oo kala jooga Norway yo Canada iyo Borama waxay hanbalyo u dirayaan Mudane C/bdilaahi Xaaji Siciid Maxamuud iyo Marwo Safiya Axmed oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada Borama hotelka Rays. Noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela amiin amiin amiin:Read More

 

 

 

06-08-2010

Cali Xaamud Jibriil  Waa Ninkii Sharaabak Shubay Malintuu Maxamed Xassan Mataan Geeriyooday Allah Unaxariistee Waana Nin Aan Masakaxdiisu Dhanayn Oo (Depression) Caruurtiisii Ka Kexeeyay Laakiin Saylici Baa Kasii Daran:BY Nuur Haayir

Intaanan u gudbin faalada gunteeda hadaan ku horeeyo cadaalada dharaarta cad tooshka lagaga dhex raadinayo gobolka Awdal iyo saamiga reer Awdal kuwooga  damiirka lihi ka qalbi qaatameen. Dabcan waxa Siilaanyo kasoo yeedhay waa wax aan la filayn laakiin  wasiirada reer Awdal la siiyay faalo badan uma baahna, reer Awdalana uma maleeyo in ay jirto wax  ka dhexeeya (common grounds) ah oo haatan ay wadagaani mana aha in la isku daaliyo lambar wasiira ah iyada oo kolayba dadka meesha socda ee gobolka u matalaya xisbiga kulmiye yihiin dad ku qanacsan saamiga lasiiyay:Read More

 

 

 

06-08-2010

Somaliland: A nation under one clan:By Suleiman A Dugsiye On Alnuue Media

My dear Awdalites , you know the expression 'Kud ka Guuroo qanjo u guur...' all too well. That is exactly how you all feel and I understand it. I myself feel too. The fact of the matter is that you will feel the same decades from now if you don't put a full stop to Jaanle Siilaanyo’s plans. Yes, if you don’t stop the Siilaanyo reign of dominance, the same expression and even worse will be felt after Siilaanyo and even beyond. It will always be "Kud ka Guuroo Qanjo u guur:Read More

 

 

 

06-08-2010

Siiraanyo Oo Qudbadiisii Uuu Kajeediyay Xafladii Wareejinta Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ku Xusheegay Inanay Samayn Kuyeelanayn Dawladiisa  Mucaradada Iyo Mudaharaadka Reer Awdal

Waxaynu wada ognahay qaabka uu siiranyo uqaybiyay xilalka wasiirada inaayna macnayn wayn u baahnayn aanu wax badan qudbadihiisa kusheegay in somaliland 100/95 aay haquleedahay beesha dhexe waxaajirtay oo kale inuu waxbadan qudbadihiisii uu jeediyay markuu macaaradka ahaa uu kuqeexay in xilka aay reer awdal kahayaan somaliland:Read More

 

 

 

04-08-2010

Beel Weynta Habar/CafaanIyo Dareenkeeda Siyaasadeed Ee Dawlada Cusub Ee Somaliland:By Mudane Maxamed Cabdilaahi Nuur.

Beel waynta Habar Cafaan oo ka mid ah beelaha ugu balaadhan ee degga gobolka Awdal, ayaa qayb wayn ka qaadatey doorashooyinkii ka dhacay somalialand bishii Juune. Beeshaas Habar Cafaan  oo sida beelaha kale ee gobolka la deggan lahayd muxaafid iyo mucaaridba si wayna uga footeysay gobolada Awdal iyo Salalba ayaanay ka maqnayn inay beeshu raadinaysay isbedel rajo badan leh inuu ka soo kordho dawlada cusub ee la wareegtay maamulka wadanka:Read More

 

 

 

04-08-2010

Qaate Qaatiyo, Qaraab Urursade, Qarjac Muudsade Aabo Buunaw Ana Aan Ba' Ee  Bagga Lagu Dila By Dr Waraaba Caade.

Waxaan salaamay akhristayaasha qaayahale iyo dhamaan bulshada reer gasland, marka xiga waxaan aad u salaamay dhamaan saxaafadda xorta ah iyo kuwa caql;iga fayawle eee ka dhiibta rayigooda, waxaan aad u soo dhaweynyaa dhamaan kuwa ka soo horjeeda fikirkayga iyo kuwa raacsan intaba , u hadli maayo sida dadka lagu sheego amase isku sheega somalialnd ee haddana dhiigoodu ku salaysan yahay xiqdiga , qabiilka iyo danaysiga.Read More

 

 

 

04-08-2010

Qurba Jooga Beesha Jibriil Yoonis Ee UK Oo Haween Iyo Ragba Leh Ayaa Hambalyo Kal Iyo Laaba  Udiraya LABADA  Badhasaab Ee Xilka Gobolka Awdal La Kala Wareegay

XilwareejinSharafleh

Anagaoo ah qurbajooga beesha Jibriil Yoonis ee UK marka hore Waxan Salaan udiraynaa  bulshada sharafta leh ee Reer Somaliland waxa kale oo aan si gaara salaan ugu gudbinaynaa umada Reer Awdal ee dalkii ku nool iyo inta qurbaha joogtaba waxa kale oo aan salaamaynaa saxaafada gobolka iyo ta guudba .Hadaan intaa ka gudubno waxan habalyo kal iyo laaba u gudbinaynaa labada badhasaab ee xilka gobolka Awdal la kala wareegaya, waxanan marka hore habalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karayn u diraynaa badhasaabkaxilka iska casilay Mudane Maxamuud Sheekh Cabdilaahi Cige oo muujiyay geesi nimoaan looga baran masuuliyiinta dalka: Read More

 

 

 

04-08-2010

Reactions after Awdal's Latest Events:By Omar Mohamud

People in N.Somalia(somaliland) reacted differently and that is fine and all opinions were widely accepted by Somali own and run websites. In that front must Somaliland websites did great job because it's better to find out as much as Somalilanders opinions as we can. There is no right or wrong when it comes to opinion and what opinions intended to do. I gather same of the repeated views on Awdal regarding Borama's protest. Before I start let me say, we all want our country and communities live better world.Read More

 

 

 

02-08-2010

Hambalyo Iyo Bogaadin Meherka Cumar Xassan Khayre Iyo Niciima Maxamed Barkhad Oo Kadhacay  ((Rays Hotel Borama))

HAMBLYO MEHER

 

C/laahi Nour Faarax

Carab Nour Faarax

Fadxiya Nour Faarax

Malyuun Nour Faarax

Maryan Nour Faarax

Kaltuun Nour Faarax

 

Read More

 

 

 

 

 

 

01-07-2010

Faalada Quljeednet. Islaan Dhaliwaydey Aleelo Ku waalatay Reer Awdalna Odayaal Dhaqameed Aan Arin Hayn Ku wareere .

Ragii Dhiiga Keeni Waayey Miyaa Kuraas keene?

 

Wakhatigan aanjoogno gayiga somalidu degantahay meel si toosa odayaal dhaqameed talo looga sugaayi ma jirto, caalamka kuwa inaga oqoonta badan ee inaga horumarsana ninku markuu gaadho 60 waxaaba la qoraa hawlgab cidna talo ma waydiiso.Hadaan usoo laabano Somaliland, waligeed lama maqal odayaal dhaqameedka kasoo jeeda degaanada HargeysaRead More

 

 

 

01-08-2010

Reer Awdal uma Baahna Mudaharaad Ee Afar Sheekh Cisman (Sheekhmale) Kamid yahay In Xuduuda Ladhigo Oo Lagu Taakuleeyo Ayuu reer Awdal U baahanyahay.By Cabdale Farah Sigad

Dawladii la aqoonsanyahay ee dawlad qarana ee awood leh ayaa laga mudaharaadaa, laakiin nimankan Isaaq dan ayaa isku keen dartay,  beelo meesha wada degan uun baanan nahay  tiina iyaga ayaa  garanwaayey markaa uma baahnin in aan ka cabano.Mar haday dhamaatay tii la inagu khuukhin jiray ee ahayd inigaa ka madaxweyna ah waa in gobolka ina Xudhuun ay odayaashu amar ku siiyaan  in uu  xuduudaha bariga gobolka Awdal ciidankiisa ku wareejo dabadeedana ragii uu kamidka ahaa Sheekh Cismaan talada lagu wareejiyo.Read More

 

 

31-07-2010

Udub Diaspora In North America has condemned Siilany’s Use of Force in Borama’s peaceful Demonstrations

 

UDUB DIASPORA BREAKING NEWS

 

The Sad News from Somaliland

It’s unfortunate and sad news that Siraanyo four days old government has indiscriminately opened live ammunition to democratically innocent protesting citizens of Somaliland in Awdal and Salal Regions. The incident occurred in the city of Borama and other cities in those regions. The protesters claiming that the troops fired on civilians shouted slogans on denouncing Siraanyo new government cabinet ministers.Read More

 

 

 

31-07-2010

Lughayanews Websitka Ilma Xamud Jibriil Oo Reer Awdal Dhabar Jabis Ku Bilaabay

Siilanyo waxa durba loo sheegay in ay dadka ka cabanaya saami qaybsiga dawladiisa ee kasoo jeeda gobolka Awdal ay yihiin dadkii doorashada laga helay sidaana waxa u wariyey madaxwayne Siilaanyo naara quutayaasha awalba u dadaali jiray in uu Siilaanyo dalka  qabsado kuwaas oo aan qabiil iyo gobol midna toona u danaynayn laakiin rabay uun in iyagu ay meel gadhaan oo ay mansabyo helaan. Sida durb ka cad websitka Lughayanews waxa saluuga reer Awdal lagu macneeyay mid ku koban beelihii taagiri jiray Udub tanina waa mid laga filayey nimaka meesha reer Awdal ka jooga:Read More

 

 

 

30-07-2010

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun;

Ilma Cabdi Dugsiiye dhamaantood meel ay kala joogaanba iyo reerahooga iyo caruurtooduba waxay tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaaskii iyo caruurtii uu ka baxay ABTIGAYO allaha u naxariistee Cabdi Maxamuud
Obsiiye oo xalay ku geeriyooday magaalada Borama.Read More

 

 

 

30-07-2010

Markuu Jaahil Siyasi Inoo Noqday Ayaan Reer Awdaloow Jabnay, Durba Waa La Ina Beeleeyey Axmed Mumin Seed  Waa Siyaasiga Akhiru Sabanka .

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Siyaasi ka soo jeeda Goboladan Awdal/Salal Mudaharaadkii.

 

Sida aan la wada socono saaka ayaa caasimadaGobolka Awdal ee Borama, waxaa ka dhacay Mudaharaad lagaga soo horjeedo saami qaybsiga xukuumada Cusub.Hadaba mudaharaadkii ka dib ayaa waxaa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Siyaasiga Axmed Mu’min Seed oo ka soo jeeda goboladan Awdal/Salal,kana mid ah Xisbiga Mucaaradka Ah ee UCID.Read More

 

 

 

30-07-2010

M/Weyne Silaanyo Oo Reer Somaliland U Kala Eexdey,.By Mustafe Aw-Adan

May fogeyn oo bil ma gaadho, markii Madaxweyne Rityaale lagu rifaayey inuu sameeyo cadaalad daro iyo musuqmaasuq weyn jilbaha ugu dhuftey dalka reer Somaliland. Run bey aheyd in Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaael Kaahin uu ka gaabin jirey inuu ka faa`iideysto fursadan badan oo hor yaaley kuwaas oo uu dalka ku horumarin kari lahaa, lakiin dhanka kale waxaa hubaal aheyd inuu ahaa nin isku wadey beelaha Somaliland oo ku dadaali jirey in aaney beelina tirsan xaqdaro. Ilaaahey ayaa dadka cadaalad wax ugu qeybiya lakiin wuxuu ahaa nin aan cid gaara u sad burin jirin.Read More

 

 

 

30-07-2010

Wali Dadka Reer Awdal Maynan Garan Xaqiiqada Jirta Lamana Hayo Waxii Ku Haboonaa SNMta Reeraysan:By farhan adan warsame

Waxaynu wada ognahay inuu siiraanyo xaqiijiyay oo uu cadeeyay malintii natiijada lagu dhawaaqay inuu uciildhicin doono waxii uu ku sheegay mujaahidiinta iyo beel uuseegay inay xaqa koobaad uleedahay somaliland dheefteeda waa sida uu hadalka udhigaye markaa manta sawaxanka kadhacay galbeedka somaliland mamid aay beesha samaroon iyadu is maqashiinaysaa mise waa mid aay dhegaha ugu ridayso hogaamiyaha snm soocelinta iyo soonoolaynta snm: Read More

 

 

 

29-07-2010

Waraysigii U Horeeyay Ee Aan Madaxweyne Siilaanyo Layeesho