Welcome To QuljeedNetAwdal

 

 

 

Boga Tahniyadaha Suldaanka Jibriilyoonis

Suldaan Abubakar Cilmi Wabar,

 

Adkeyso Adaa Ubadheedhee Cabdinuur Alaale Abaha Fanka Reer Jibouti

 

 

Hooyada Asuubta Fanka Somaliyeed Hibo Nuura

Abwaan Budin

 Rays Hotel 

 

                                   

  

Home   Contact Us   About US                                                                        

 

 

06-02-2011

Fikirka Baadiyaysan Ee Beelaha Mahadcase Ka Haystaan Beesha Jibriil Yoonis.Beelaha kusoo qulqulay degaanka Somaliland wakhtigii abaaraha ee Jibril Yonis, Makaahiil ayaa aad u wareeray markii ay dhacday xukuumadii UDUB oo ay si xoogan ugu qadhaaban jireen. Shacabka u ololayn jiray xukuumadii Dahir Rayale oo lagu tilmaamay inay ahaayeen dawlad ku nool ayaa markii ay xukuumadii dhacday waxa soo faro saaray jaho wareer aad u ba’an oo bulshadii ay kala saari kari wayday cidii ay taageeri lahaayeen, suldaankii ay dooran lahayeen inay mucaarid yihiin iyo inay muxaafid yihiin.:Read More

 

 

 

06-02-2011

Dhegayso Engineer Maango Oo Cabdiraxmaan Saylici Dusha Kasaaray Eedaha La Xidhiidha Qaska Maamulka Gobolka Awdal Kajira, iyo carqaladaha Saylici kawado Gobolka Awdal isagoo sheegay in uu Saylici meel dheer iyo meeldhawba ugu baxay sidii uu jagadaa uga qaadu lahaa.iyada oo dhanka kalana la sheegayo in   Saylicn haatana uu bilaabay ol'olihii iyo arqaladihii uu Egineer Maagno  kubilaabay kuwo lamida Isaga oo isku dayaya in uu jagadaa umagacaabo nin ay isku isagaa isku beelyihiin.Read More

 

 

05-02-2011

Taageerayaashii  C/raxmaan Saylici  Oo Ku Fashilmay Mudahaarad Sharci Daro  Ah  Oo Ay Ka Dhigayeen Magaalada. Borama.Shalay barqadii ayaa waxaa lagu arkay suuqa Magaalada Borama dadwayne aan badnayn oo ah tageerayaasha Madaxwaaynekuxigeenka C/raxmaan Saylici oo  boodhadh ka dhan ah dawlada la dhex marayey wadooyinka Magaalada. Dadwaynahan ayaa waxay ahaayeen dad la soo qalday oo ku mudaharaadayey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose:Read More

 

 

05-02-2011

Hadhka Nabada. Waa Gabay Uu Tiriyay Cabdiwahaab Bashiir Sh.Cumar Habbane.

Gabaygani maa gabay uu abwaanka da'da yar ee Cabdiwahaab Bashiir Sh.Cumar Habbane kaga qeyb galay Tartan suugaaneedkii maalinta Nabadda adduunka 21/09/2004  lagu qabtay Huteel Mansor magaalada Hargeysa. Tartankan oo ay ka qeybgaleen 81 qof oo isugu jirey rag iyo dumar ka kala socday dhammaanba gobolada Somaliland waxa ku guuleystay ama abaalmarino lagu siiyey 11 qof.Read More

 

 

05-02-2011

Waxa beryaha Suuqyada hargeisa hoos usii dhacaya Sarifka lacagaha qalaad gaar ahaan dollarka Maraykanka halka maceeshaduna kor usii kacayso.Waxa maalmahan hoos u sii dhacay Sarifka Lacagaha Qalaad gaar ahaan Dollarka oo aad looga isticmaalo Somaliland, Qiimaha Meceeshaduna ku salaysan tahay, waxaanu xalay gaadhay halkii ugu hoosaysay maalmahan iyadoo halka Dollar lagu sarifayay Shan kun iyo Laba Boqol oo shilinka Somaliland ah. Hoos u dhaca qiimaha Dollarka waxa barbar socda sare u kaca qiimaha Maceeshada halkii ay ahayd inay jabto maceeshadu marka uu hoos u dhaco Dollarku, tani waxay keentay in Dad badan ay goyn kari wayaan:Read More

 

 

 

01-04-2011

Ka dhagayso Quljeednetradio Waraysiga Caaqil Maxamuud Cumar Camay: Waa Caaqil Kamida kuwa ugu Caansan Degaanada Dhulbahantaha oo ay noo soo gudbiyeen wariyayaasha buuhoodleh iyo maamulka SSC. Waxuna Caaqilku sheegay in Dhulbahante israacay aanay soo ceshanayaan degaanadooda wuxuna ku baaqay in meel loogasoo wada jeesto waxa uu ugu yeedhay gardarada cad ee ay ku hayso dawlada Diilaayo Dhagayso

 

 

04-02-2011

Halkan Ka Dhagayso Qaar Kamida Awqaasha Dhulbahantaha,Oo Kadhaaranaya Eedaymo La Xidhiidha Inay Lacag Ka Qaateen Madaxweyne Siilaanyo Iyaga Oo Arintaa Ku Tilmaamay Waxba Kama Jiraan Iyo Dacaayado Laga Sameeyay + Sawiro :Read More

 

 

04-02-2011

Dhegayso Siyaasiga weyn ee Maxamed Jaamac Abgaal oo ganafka kudhiftay si kululna ubeeniyay dacaayado laga fidiyay oo ay qoreen niman Cabdiraxmaan Saylici ay isku beelyihiini.

 

 

04-02-2011

Hambayo Iyo Bogaadin Dhalasho Oo Ay Dirayaan Bahda Quljeednetmedia:

Bahda Quljeednetmedia iyo Akhristayaasheeduba waxay habalyo iyo Bogaadin udirayaan Abdulqaadir Barkhad Muude iyo Safiya Caydiid Cilmi Oo ay gabadhi ugu dhalatay dalka Sewden maalintii Salaasadii ee taariikhdu aahayd 01-02-2011.Waxanan Ilahay uga baryaynaa gabadha reerka ku soo biirtay inuu ilaahay kadhigo tii diinteeda iyo dalkeeda iyo dadkeedaba anfacda waxanan leenahay soo kor oo soo barbaar .Waalidiintana waxan leenahay farxad iyo raynran kuwaara. Reer buuxa oo badhaadha kunool abiidaba Allaha Swt idinka dhigo Amiin.

 

 

02-02-2001

Haweenka Beelweynta Isaaq Kasoo Jeeda  Ee Ku Nool Magaaladda London Oo Lacag Tabaruca ah Ugu Deeqey Haya,dda ASARDA + Sawiro Qurux Badan:Xaflad qurux badan oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah haweenka Reer Somaliland ee ku nool wadankan Ingiriiska ayaa ka dhacdey galbeedka London, Xafladan oo ahayd mid lagu taageerayey hawlaha shaqo ee ay waddo haya,dda wadooyinka goboladda Awdal iyo SalalRead More

 

 

02-02-2011

Cali Xaamud Jibriil Oo Dr  Goboose Ku Dhirbaaxay Xafiiska Wasaarada Arimaha Gudaha Dhexdiisa:Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in wasiirku xigeenka warbarasha iyo tacloonta sare Cali Xaamud Jibriil uu Dr Gaboose ku fara saaray xafiiska wasaarada arimaha gudaha kadib markii uu halkaa Cali Xaamud tagay in uu Dr Gaboose kala hadlo arimo la xidhiidha maamulka gobolka Awdal. Arintan oo sida lasheegayo dhacday Isniintii aan soo dhaafnay 31-01-2011 ayaa waxay sobotay in Dr Gaboose Read More

 

 

              QALINLEH

02-02-2011

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuu

Afhayeenka Qurba Jooga Beesha Jibriil Yoonis Oo Tacsi Udiraya Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Kabaxay Prof:Ibraahim Meygaag Samatar:Anigoo ah Jawhar Qalilnle Afhayeenka Qurba Jooga Beesha Jibriil Yoonis waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Prof. Ibraahim meygaag Samatar. Marxuum Ibraahim Meygaag Samatar wuxu ahaa aqoonyahan somaliyeed oo miisaan leh. Wuxu ka mid ahaa dadkii umadda somaliyeed wax u bartay. Sida ay dadku u kala miisaan culusyihiin ayay geeridooduna u kala culustahay.Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo prof I.M.Samatar intii uu ka tegayna samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aamiin: Jawhar Qalinle

 

gswqq2

02-02-2011

Dhagayso Oo Dhuux Heestii Timir Lafbaa Kujirta

(Ninka tuhunsan JibriilYoonis baa tamaryaroow, intaanad dhib weyn taransan aan talo kusiiyee waar hooooooy timir lafbaa kujirtaaaa)Waa hees aan ubaahnayn in loo macneeyo qofkii garaadleh qofkiise garan waya ayaa garaad daran

 

 

01-02-2011

Nabadii Ceelbardaale Oo Ay Reer Gabiilay Ganafka Ku Dhufteen Iyo Odayaashii Reer Awdal Oo Caga Cadaan Iyo Calaacal Kala Soo Laabaty

Qaar ka mid ah Odayaasha Reer Awdal oo ka mid ahaa Ergo 12 oday ah oo Beesha Reer Awdal uga qayb gali lahaa Dhexdhexaadinta lagu soo Afjaray Colaada Dabada dheeraatay ee ka taagan Deegaanka Ceel Bardaale,isla markaana dib ugu laabtay Deegaanadii ay ka yimaadeen maalin saddexaad,Read More  

 

 

01-02-2011

Raga Hargeysa U Boratamayoow Reerka Qaska Kadaaya.

Marka hore waxan salaamayaa saxaafada madaxa banaan. waxa aan jeclahay inan fikirkayga ka dhiibto sida aan u arko siyaasiyiinta gobolada AWDAL/SALAL iyo GABILEY iyo doorka ay ka ciyaaraan mar walba kala fogaynta iyo isku dirka beelaha walaalaha ah ee goboladaas wada daga. waxaa dhagaheena mar walba ku soo duula inay hargaysa u baqooleen raxan siyaasiyiin ah oo huwan magac qabiil :Read More

 

 

01-01-2011

 

 

31-01-2011

U Fiirsashada Todobaadka Ee Hadwanaagnews Iyo Cabdiraxmaan Saylici

Markii tallada dalka loo dhaariyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxmed Maxamuud [Siilaanyo] iyo kuxigeenkiisa Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil [Cabdiraxmaan Saylici], taas oo guud ahaan dadku si weyn u soo dhaweeyeen, Read More

 

 

31-01-2011

DhegaysoHeestii Dadbay Meeli Bugtaa Iyo Hoboladii Wabari. Dhagayso Oo Dhuux Nuxurka Heesta (Inkastoo loo baaqoo oo loo sheego barwaaqo dadbay meeli bugtaa) Dhagaysi wacan

 

 

31-01-2011

Cabdiraxmaan Saylici Oo Aan Wali Kaquusan Isku Daygiisii Ku Wajahnaa Iska Horkeenka Beesha Jibriilyoonis Taas Oo Sobobtay Inay Isku Dhacaan Gaboose Iyo Saylici

Maalma dhawayta uun bay ahayd markii uu Cabdiraxmaan Saylici soo abaabulay arin uu kaga hortagayay Suldaankii ay doortereen beesha Jibriilyoonis isaga oo isku dayay in uu kadaba keeno magac kale oo Suldaannimada JibriilYoonis  uu rabay in uu ku shaabadeeyo laakin markii arintaasi u meel mari weyday ee ay beesha Jibriilyoonis ka qaadatay mawqif isku mida ayuu bilaabay Saylici  in uu mo'amaraad ku bilaabo xoghaynta dawlada hoose ee boorama isaga oo Cabdiracmaan Saylici wasiirka arimaha gudaha ka dalbaday in Naasir Maxamuud Qawrax laga badalo jagadiisa loona magacaabo shaqsi kale oo JibriilYoonis: :Read More.  

 

 

30-01-2011

Golaha Dhanaqanka Ee Beesha Jibriil Yoonis Oo Lafilayo Inuu Go,aan kasoo Saaro Shaqsiyaad Kusoo Xadgudbay Danaha Iyo Horumarka Beesha Jibriilyoonis. Kadib markii ay soo dhamaadeen arimihii dhaqanka ahaa ee beesha Jibriilyoonis ugu tala gashay in ay ku soo xushaan hogaankii midayn lahaa beesha Jibriil Yoonis  ayaa waxa lagaga hadlay shirar gooni gooniya oo ka kala dhacay  Norh America Europe iyo wadanka  gudihiisaba wixii laga yeelilahaa shaqsiyaad kasoo jeeda beelaha kale Samaroon oo isku dayay in ay khalkhal iyo tafaraaruq ka dhex abuuraan beesha Jibriil Yooni::Read More 

 

 

30-01-2011

Casho Sharaf "Golaha dhaqanka Beelaha Jibril Yoonis Kuyeesheen Hotel Rays

 

 

30-01-2011

Dagaal ka dhacay Kalshaale iyo wareysi lala yeeshay  mid kamid ah goob joogayaashe: Sidoo kalena waxa wareysi la yeelanay Gud. Kuxigeenka SSC Col. Cali Sabareey in iyaga degaankooda dagaalka lagu soo qaaday laguna soo duulay. Read More

 

 

30-01-2011

Hirdanka Siyaasadeed Ee Loogu Jiro Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Borama Oo Maraya Meeshiisii Ugu Saraysay Iyo Dareenada Jaah Wareerka Xanbaarsan Ee Ku Xeeran.Waxaa maalmihii u danbeeyay Magaalooyinka Hargaysa iyo Borama ka socday hirdan siyaasadeed oo loogu jiro qaar ka mid ah jagooyinka Mas'uuliyiinta heer gobol heer degmo:Read More

 

 

29-01-2011

Qaar Kamida Jaaliyada Samaroon Ee Dalka  Maraykanka  Oo La Kulmay Madaxweynaha Dagaabka Somalida Ethiopia.Waxaa maalmahanba ku sugnaa  magaalada minneapolis minneasota madaxwaynaha  dawlada deegaan somalida mudane Cabdi Maxamed Cumar iyo wafti balaadhan oo hogaaminayay, ayaa wax aka qaybgalay soo dhawayntiisa   qurbajooga  beesha  samaroon.Read More

 

 

 29-01-2011

Shir Lagu Taageerayay Suldaan Abubakar Cilmi Wabar Oo Kadhacay Magaalada London:Waxgaradka iyo odayaasha Beesha JibriilYoonis Ee UK ayaa shir ay ku qabteen magaalada London ku taageeray Suldaanka guud ee beesha jibriil Yoonis Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo  dhawaana Suldaan nimadiisa  lagaga dhawaaqay magaalada Quljeed ee gobolka Awdal. Waxayna dhamaan waxgaradkii iyo odayaashi madashaa kasoo xaadiray si midaysan oo aan kala hadhlahayn u taageereen go,aankii: Read More  

 

 

29-01-2011

Hees Loo Qaadey Soo dhaweyntii Garaad Jaamac (Garaadka Beelaha Dhulbahante Oo Ka Dhacday Texas USA)

 

 

29-01-2011

War Deg Deg ah: Dagaal ka dhacay Xarar daanyeerka Iyo Ciidamada SSC oo dhawr Aag ka kulalaya Laascaanood.

War deg deg ah oo hada naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa xaqiijinaya in dagaal uu guur dhawayd ka dhacay meesha loo yaqaano Xero Daanyeerka halkaasoo ay ku sugan yihiin Boqolaal ka tirsan ciidanka maamulka SSC:Read More

 

 

28-01-2011

Daawo Shirkii Xalay la yeesheen Golaha dhaqanka Beelwaynta Jibriil Yoonis Beelaha kale ee Samaroon ee ay walaalaha yihiin+Vedio

 

 

28-01-2011

Fanaaniin Iyo Abwaano Habalyaynaya Suldaanka Guud Ee  Beesha Jibriilyoonis Suldaan Abubakar Cilmi Wabar: Qaar ka mid ah abwaannada iyo fannaaniinta qaranka, ayaa u hambalyey suldaanka cusub oo loo caleemo saaray beesha Jibriil Yoonis:Read More

 

 

27-01-2011

Dhagayso  Golaha Dhaqanka Beelaha Jibriil Yoonis oo Maanta si Diiran Loogu soo Dhaweeyay Magaalada Boorama:Read More. 

 

 

27-01-2011

Madaxweyne Ku Xigeenka S/L Mudane C/Raxmaan Saylici oo U Hambalyeeyay Suldaanka Cusub ee Ay Beesha J/Y Yeelatay “Suldaan Abubaka Cilmi Wabar.   

 

 

27-01-2011

Habalyo Ku Socota Suldaanka Beesha Jibriil Yoonis Suldaan Abubakar Cilmi Wabar: Anaga oo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin waxan hambalyo iyo bogaadin udiraynaa Suldaanka guud ee beesha Jibriil Yoonis loo doortay Suldaan Abubakar Cilmi Wabar.

Abshir Huseen Muhumed (Huseen Dheere)

Huseen Mohamed (Haadlagolay)

Cabdiraxim Axmed Cilmi

Cabdicasiis Axmed

Liibaan Cali Jaamac

Iyo Dhalinyaro Badan oo halkan lagusoo koobi Karin magacaantooda oo jibriil yoonis ah waxan dhamaan hamabalyo u diraynaa Suldaan Abubokar Cilmi Wabar Suldaanka Guud ee beesha Jibriilyoonis Hambalyo Habalyo Habalyo

 

 

25-01-2011

Hambalyo Ku Socota Suldaanka Beesha Jibriilyoonis Suldaan Abubakar Cilmi Wabar.Anagoo ah dadka hoos ku qoran waxan hambalyo iyo duco aan la koobin karin u diraynaa Suldaanka Cusub ee dhalinyarada ah ee beesha Jibriil Yoonis loo doortay.Suldaan Abubakar Cilmi Wabar:Read More

 

 

26-01-2011

Wardegdega Suldaanka Reer Farax Yoonis Oo Loo Caleemo Saaray  Colonel Cabdi Guray Nuur:Colonel Cabdi Guray Nuur ayaa loo Caleema Saaray in uu noqdo Suldaanka ardaaga reer Farax Yoonis, waxana ay wararku intaa ku darayaan in Colonel Cabdi guray ay caleema saarkiisa  ka qayb galeen niman Cabdiraxmaan Saylici ay aad iskugu dhawyihiin. Arintan oo sida lasheegay looga dan lahaa in la iskaga horkeeno beesha Jibriil Yoonis ayaa noqtay mid fashilantay kadib markii odayaal ardaaga:Read More 

 

 

26-01-2011

DaawoMunaasibadii Xalada Suldaanka J/Yoonis Oo Dhamays Tiran

 

 

Afhayeenka

Qurbajooga J/Yoonis:

 Mr Jawhar Qalinle

26-01-2011
 Qoraal Tahniyada Oo Uu Soo Saaray Af-

 

hayeenka Qurbo-jooga Beesha J/Yoonis

 

Mudane Abdisamad Jawhar Qalinle 

 Hambalyo hambalyo
Waxan  ku hadlayaa  magacayga iyo ka  J/Yonis-ka ku nool qurabaha. Dhamaan Beelwaynta Jibriil Yoonis ee ku dhaqan wadanka dibadiisa waxay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan Suldaanka Guud ee Beelaha Jibriil Yoonis Suldaan/Amiir Abubakar Elmi Wabar oo si rasmi ah loogu dhawaaqay  (24/01/2011 miladiya ama 20 Safar 1432 Hijriya) magaalada Quljeed:Read More
 

 

 

26--01-2011

Tix Gabaya Oo Loo Tiriyay Suldaanka Cusub Ee Basha Jibriil Yoonis (Suldaan Abibakor Cilmi Wabar )Halkan waxan hambalyo bogaadineed oo Dhalasho huwan ugu hibaynaynaa hadii aan ahay Abdirisaq Mohamed Hassan Raydal ee degan Hargeisa Suldaanka Cusub ee bahaha Jibriil Yoonies Hormuudkoodu  24/01/2011 kaga dhawaqeen doorashadiisa magaalada Qunjeedi iyada oo ay maalintani xus iyo xasuus gaara mudan tahay:Read More 

 

 

25-01-2011
Hambalyo Suldaanka guud  ee Beelwaynta Jibrilyonis Dhalinyarada Beelwaynta Jibrilyonis .

Anaga oo ah dhalinyarada Aqooyahanada Beelwaynta Jibrilyonis ee Gudaha Somaliland waxaan Hanbalyo balaadhan u diraynaa Suldaanka Dhalinyarada iyo Aqooyahanka ah ee Abibakar Elmi Wabar oo lagu soo xulay Magalada Quljeed waxaan leenahay Hambalyo Hambalyo Alaha kula garab Galo Xilkaas Culus ee laguu igmaday.Ka dhalinyaro ahaan Hiil iyo Hooba waan kula garab joognaa. Dhalinyarada Beelwaynta Jibrilyonis

 

 

26-01-2011

Tahniyad Nagasoo Gaadhay Aqoonyahanka Iyo Ardayda Reer Awdal Ee Ku Dhaqan Dalka Uganda Kuna Socota Suldaan Abubakar Cilmi Wabar:Anagoo ah aqoonyahanada iyo ardayda Jaamacadaha ee ku nool dalka Uganda Kana soo jeedna gobolada Awdal Salal iyo GabilayReadMore                  

 

 

25-01-2011

Daawo Sawiradii Xafladii Degmada Quljeed Kadhacday Ee Lagu Soo Xulay Suldaanka Beesha JibriilYoonis.

 

 

24-01-2011

Dhagayso: Heestii Wabaa BerayayOo Aan Ugu Tala Galay Munaasibada Ku Dhawaaqida Suldaanka Beesha Jibriil Yoonis Ee Ka Socota MagaladaQuljeed (Wabaa Beryay Bilicsan Aroorya Baxsan Maalin Bokhran)   BADH ADHAADHNAY 

 

Suldaan Abubakar Cilmi

 

 

24-01-2011

Halkan Ka Dhegayso Waraysi Xiiso Badan oo Dhinacyo Badan Taabanaya Ahna Waraysigii U Horeeyay Ee Suldaan Abubakar Cilmi Wabar Siiyo Warbaahinta ,

 

 

24-01-2011

Mr. Silaanyo’s boomerang trajectory with free speech

As always; it has to start with gagging freedom of speech. Not bad governance and corruption and not even rampant ignorance, disease and poverty. It is the oppression of the freedom of speech that is the Mother of All Warnings that signals whether a regime is going down the slippery slope towards dictatorship or not. Just look at history and dictators who fell out of grace after many of them started their rise to power as champions of human liberty and used freedom of speech and freedom of the press as their Trojan horses:Read More

 

 

24-01-2011

Hambalyo hambalyo
 
Dhamaan jaaliyada beel waynta jibriil yoonis ee ku dhaqan dalka switzerland waxa ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan suldaanka guud ee beelaha jibriil yoonis Abiib cilmi wabar oo si rasmi ah laagu dhawaaqay maanta waxana ilahay uga baryaynaa kii waajibaadka loo doortay ka soo baxa in ilaahay ka dhigo waxana diyaar u nahay taageero kasta oo uu u baahan yahay in aan la garab istaagno . waxana hanbalyo taa lamida u diraynaa gudidii isku xilqaantay ee mudada badan dhabar adayga umuu jisay hawshan baaxada leh sidii ay ugu soo doori lahayeen hogaanka beesha, waxan iyagana leenahay alaha idinka jisaa i siiyo Eng.Mustafe Xasan Maydhane qalbinuur12@hotmail.com

 

 

24-01-2010 

Hoos Ka Dhagayso Aayado Quraanka Kariimka Ah Oo Aan Kusoo Dhaweynayno

 Munaasibada Magacaabida Amiirka Beesha Jibriilyoonis Ee Ka Dhacday Magalada Quljeed Maalintan Oo Ah Maalin Tariikiya Waxa Haboon  In Duco Iyo Alabari Lagu Bilaabo Soodhaweynteeda . Ilaahayna Ha Inaga Aqbalo:Aamiin

 

 

24-01-2011

Werdegdega Oo Naga Soo Gaadhay Magaalada Quljeed Iyo Habalyo Ku Socota Gudida Dhaqanka  Ee Beesha Jibriil Yoonis . 

Quljeednet oo khadka Telepneka Kula Xidhiidhay Qaar kamida gudida dhaqanka  ee beesha Jibriil yoonis ayaa waxay noo xaqiijiyeen  in loo xulay Abiib Cilmi Waber  in uu noqdo Amiirka beesha jibriilyoonis .Hadaba anaga oo warka oo  faahfaahsan saacadaha soo socda  idiin  soo gudbin doona hadana waxay hawlwadeenada Quljeednet jeclaysteen in ay hawada umariyaan habalyo aan la soo koobi karayn  Gududa dhaqanka ee beesha Jibriil yoonis oo runtii uguntaday midaynta iyo hogaan u samaynta Beesha J/Yoonis: Amiirka la soo xulayna waxan leenahay ilaahay hawsha ka kula garabgalo Aamiin

 

 

23-01-2011

Wardeg Dega: Wufuud Kala Duwan Ayaa Ku Soo Qulqulaya Magaalada Quljeed Si Ay Goobjoog Uga Noqdaan Ku Dhawaaqida Hogaanka Sare Ee Beesha Jibriil Yoonis: Sida aan wada ognahay waxaa maalmihii u danbeeyey  shir uga socday magaalada Quljeed Golaha dhaqanka Beelaha Jibril yonis, shirkaas oo lagu soo xulayo cida noqonaysa hogaanka guud ee beesha oo uu horay uga geeryoday janadii fardawsa alaha ka waraabiyee Suldaan Guray Nuur:Read More

 

 

 

23-01-2011

From SSC, Jawaab Ku Socota Iska Hadle Faysal Cali Waraabe Aflagadadii U Ku Yidhi R/Wasaraha D/Somalya Xafidulaah M/Abdulaahi: Waxa mahad iska leh allaha ina abuurey ee dadka ka fadilay in badan oo uu abuurey oo ku nool dunida guudkeeda. Wareysiga oo ku soo baxay webka Ogaalnews 20/01.2011. An u soo noqdo wa kuma Faysal Cali Waraabe, Faysal wax u ku dhashay Kiilka shanaad  ama Ogadeniya  wana Qabiilka Cidagale ee dega Ogadeniya  haddaba sida loo yaqaan Faysaal waxa u ku soo qaxay somaliya waxa uu wax ku bartay  iskuulkii lacag la'aanta ahaa :Read More

 

 

 

 

22-01-2011

Faallo:Xisbiyada Macaaridka Ee  EeFadhiidoobay Kaalintoodii Ayay Madax Dhaqameedku Somaliland La Rafanayaan. Aan Ku Bilaabe Boqor Raabi oo Shalay lagu xidhay  magaalada hargeysa ayaa kamida madaxdhaqameedka ama wadanigii  dambeeyay ee .Read More

 

 

22-01-2011

Dhagayso Oo Dhuux Heestii Dadkaaga Dhinac Ka Raac Oo Ay Inoogu Luuqatnayaan Hobaladii Qaaliga Ahaa Ee Waberi. (Kii Beenta Dhuurayee Runtu Dhibaysoow Waa Dharaar Lagu Dhawrayaaye Dadkaaga Dhinac Karaac Yaanad Lumine Dhinac Karaac): Dhagaysi Wacan 

 

 

22-01-2011

Jibriilyoonisow  Ardaaga Axmed Cismaan (Cismaan Guulo) Waxay Taageersanyihiin Shirka Golaha Beesha JibiriilYoonis Ee Kasocda Magaalada Quljeed Waxaynan Taageeri  Doonaan Nin Alah Ninkii 41 Oday ee madasha Fadhiyaayi Soo Xulaan Haduu Noqdo Nin Kartidiisu Gudo iyo Dibadba :Read More. .

 

 

21-01-2011

Are We Ready For 20 Somali Clan States? By Axmed Maxamud

First I would like to say thanks to Quljeednet. Where do Somali politics heading after 50 plus years of political inequality, regional breakaways and continues conflicts between groups. Now its clear that no Somali region would be given recognition by the worldcommunity including Putland and Somaliland. This year even Putland political stands going after full recognized State similar to Somaliland's idea although it will be more clear in following Months:Read More

 

 

21-01-2011

LugahayaNews Raga Qoroow Ilaahay Kabaqa Oo Beenta Daaya: Asc wr wbr waxaan salaamayaa umada somaliland meelkastoo ay joogaan waxaan la yaabay maqaal maanta kusoo baxaywww.lughaya.commaqaalkaas oo aanan jeclaysay iguna kalifay inaan ka jawaabo maqaalkaasoo beencad ah cinwaana looga dhigay sida tahanShaki Laga Qabo Burburka Shirbeeleedka J/Yoonis Ee Qulujeed Iyo Dareenada Hordhaca Ah Ee Ku Saabsan Shirkaasi Markaa waxaan la yaabanahay maqaalkaa  oo aan sal iyo raadtoona lahay markaad wax qorayso waxaa la qoraa wax cad somaliduna waxay tidhaahdaa intaanad fali kafiirso:Read More

 

 

21-01-2011

Tahniyad Ku Socota Meherka Yaasin Abdiraxmaan Maxamuud  Iyo Marwo Sahra Awcali Caateeye Oo Meherkoodu Ka Dhacay 20kii Bisha Magaalada Borama Anigoo ah qoyska reer barkhad muude camir oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa  waxaan hambalyaynaa meherka   mudane yaasiin abdiraxmaan  maxamuud  iyo marwo sahra awcali caateeye oo meherkoodu ka dhacay 20kii bishan koowaad magaalada boorama waxaanan leenahay noqda labadii isku waara bashbash iyo barwaaqo ku noolaada awlaad khayr qabtana kala hela aamiin:Read More

 

 

21-01-2011 1-

Xoghaya Guud Ee Beesha Jibriilyoonis Oo beeniyay War Lagu Qoray Shabkada LugahayanewsQoraal naga soo gaadhay Xoghayaha  gudida beesha jibriil yoonis ee ku shiraya magaalada quljeed  Jaamac Faarax (Xareed) ayaa waxa uu kusheegay in ay tahay wax lala yaabo in shabakada lughayanews ay u tafaxaydato inay isku daydo carqaladaynta shir beeleed ay leeyihiin beel kamida beelaha samaroon iyagoo warar been ah ka qoraya dad khayr iyo hogaan abuurid iskugu yimiday kuwaas oo waliba  Kamida beelaha reer Awdal. Read More  

 

 

21-01-2011

Dhagyso Oo Ku Raaxayso Heestii (Katashada Cadawahoo Isku Tiirsanaada)Oo Ay Inoogu Luuqaynaso Hooyada Fanka Soomaliyeed Hibo Nuura  Iyo Hobolada Wabari, Dhagaysi Wacan.

 

 

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Itoobiya

20-01-2011

Itoobiya oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Badaxbanaanida Somaliland Sheegtayna In Aysoomalida Arintaasu Utaalo: Dawladda Itoobiya, ayaa markii u horaysay shaacisay aragtideeda la xidhiidha faa’iidada dhinaca aqoosiga ah ee Somaliland ka helo karto aftida weli natiijadeeda la sugayo ee ka dhacday Koonfurta Suudaan. Wasiirka arrimaha dibedda Itoobiya Md. Hailemariam Desalegn iyo wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi CumarRead More

 

 

19-01-2010

Dhaqankii Shaqo Boobka Ahaa Ee Saylici Gobolka Awdal Kusoo Rogay Oo Wali Socda kaasoo Maantana Sameeyay Caafimaadka Gobolka Awdal

 

 

 

19-01-2011

Ururka Wadaniga Ah Ee Horseed Oo Taageeray Caleemasaarka Ugaaska Sacad Muuse  Ee Ka Dhacay Degaanka Lugahaya.

Waxaanu soo dhaweeynayna ugaaska cusub ee beelah Sacad Muuse ugaasIbraahim Axmed Kaahin ( Jilbe – Dhige ) ee xafllada caleemo saarkiisu ay Ka dhacday magaalada  Cabdi Geedi Shirdoon Read More

 

Next>>>

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

26-01-2011

Afhayeenka

Qurbajooga J/Yoonis:

 Mr Jawhar Qalinle

 

 

Links 

Somali Ecological Society

Saylac.com/

Harowo.com/

Camuudnews.com/

Boramanews.com

Lughaya.com/

Sallaxleynews.com

Toga Herer

Dalkasomaliland

Longlivesomaliland.com

Somalilandnation.com

BBCSomali.com

Ijaraonline

Allaybaday.com

Somalilandembassy.com

TvsomalilandEurope.net

Haatuf.net

Jamhuuriya.info

Radiosomaliland.com

Maandeeqnews.net

Halganews.com

omalilandfuture.com

Somlywood.net

Togdheernews.com

Somalilandpatriots.com

Hargeysanews.net

Somalilandcenter.com

Hiiraan.com

QaranNews.com

Somaliweyn.com

Radiohargeysa.net

Haerdo.org

Hargeysa.org

Hadhwanaagnews.com

Somaliland.org

              

       

Links 

Somali Ecological Society

Saylac.com/

Harowo.com/

Camuudnews.com/

Boramanews.com

Lughaya.com/

Sallaxleynews.com

Toga Herer

Dalkasomaliland

Longlivesomaliland.com

Somalilandnation.com

BBCSomali.com

Ijaraonline

Allaybaday.com

Somalilandembassy.com

TvsomalilandEurope.net

Haatuf.net

Jamhuuriya.info

Radiosomaliland.com

Maandeeqnews.net

Halganews.com

omalilandfuture.com

Somlywood.net

Togdheernews.com

Somalilandpatriots.com

Hargeysanews.net

Somalilandcenter.com

Hiiraan.com

QaranNews.com

Somaliweyn.com

Radiohargeysa.net

Haerdo.org

Hargeysa.org

Hadhwanaagnews.com

Somaliland.org

  

Quljeednet.Com © 2010 • Privacy Policy • Terms Of Use