Dhamaan qoyska reer CANSHARAR oo kala jooga Borama,Djibouti,Canada,Usa,Uk,Norway,Sweden,Malisia,Australia,Swezerland
waxan hanbalyiyo salaan u diraynaa Abdikarin Ali Nor [ CANSHARAR} iyo Amal Osman Xandule
oo meherkoodu ka dhacay maaliti axada 10.06.2012 Borama Awdal waxaan mar labaad idin leenahay guurkiinu guur farax,gacal iyo sokeeyaba loo wada riyaaq,noqda labadii isku raagee ubad khar qaba rabi kala siiyo
Aamiin Aaamiin Aamiin Aamiin aamiin Aamiin Aamiin Allahayoow:Read More