Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax. Boqorka Siciid Xasan Alleel Iyo Boqorada Idil Axmed Siciid (Awgamboole). Anagoo Kala Ah Maxamed Cali Muuse Iyo Xaaskiisa Xaawa Dahir Caruurtooda Oo Kala Cali,Imaan,Amaani,Saam,Warda,Yaasmiin Iyo Khadar Oo Dhamaan Jooga Ottawa, Canada Waxaan Hambayo La Soo Koobi Karin U Diraynaa

Sidoo Kale Waxa Hambayo La Mid Ah Taasi U Diraya Anaga Oo Kale Ah Hooyo Cibaado Xaaji Muuse,Basra Siciid Cismaan Awgamboole Iyo Wiilkeeda Abdinasir, Adeero Maxamed Dubad Deer Iyo Xaaskiisa Iyo Dhamaan Caruurtisa ,

 

Cabdikarim Sh. Cabdiraxman Awgamboole Iyo Xaaskiisa Ayaan Mumin Axmed Iyo Caruurtoda Dhamaan Dadkaasi Oo Kala Jooga Canada Iyo Maraykanka Waxay Aan Hambalyo la soo koobi karin u diraynaa Boqorka Siciid Xasan Alleel Iyo Boqorada Idil Axmed Siciid (Awgamboole).Oo Manta Oo Ay Bishu Tahay March 15, 2012Uu Maherkoodu Ka Dhacay Magalada Riyaad Ee Boqortooyada Sucuudiga waxanan Leenahay Noqda Kuwii Isku Wara Ubad Khayr Qaba Kala Hela .. Wiil Iyo Cano Gabdh Iyo Caano Amiin Amiin Amiin