|
-05-09-2011
WAA GO’AAN TAARIIKHIYA GO’AANKA KA SOO BAXAY WASARADDA ARRIMAHA GUDAHA JSL
Waa
Dal waliba wuxuu leeyahay xuduudo iyo wax badan oo u gaar ah oo lama taabtaan ah, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Inaan sharci la’aan lagu gali Karin dalka, in bada dalka aan la iska soo geli Karin, sidoo kale hawada dalka aan la iska mari Karin amar la’aan.
Haddii aan tusaale u soo qaadano maanta dalalka jaarkeena ah sida Itoobiya, Djiouti, Yemen iwm, muwaadinka Somalilanderka ahi uma safri karo dalalka aan soo xusnay, halka dalkeena u ka yahay wado halaqmareen ah oo cid kasta ay saacaday doontana ka soo galayso meeshay rabto, kana bxayso.
|